{"product_id":"joornaalka-mahadnaqa-ee-90-ka-maalin-safiya-mohamed-9780244575984","title":"Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin","description":"Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan tijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda? Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin laha ah, aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5 daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka mahadnaqeysid in aad heysato. Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ah dhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol guul iyo farxad leh.\u003cbr\u003e\u003cbr\u003e\u003cb\u003eAuthor:\u003c\/b\u003e Safiya Mohamed\u003cbr\u003e\u003cb\u003eISBN-10:\u003c\/b\u003e 0244575983\u003cbr\u003e\u003cb\u003eISBN-13:\u003c\/b\u003e 9780244575984\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublisher:\u003c\/b\u003e Lulu.com\u003cbr\u003e\u003cb\u003eLanguage:\u003c\/b\u003e English\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublished:\u003c\/b\u003e 03\/28\/2020\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePages:\u003c\/b\u003e 184\u003cbr\u003e\u003cb\u003eFormat:\u003c\/b\u003e Paperback\u003cbr\u003e\u003cb\u003eWeight:\u003c\/b\u003e 0.50lbs\u003cbr\u003e\u003cb\u003eSize:\u003c\/b\u003e 8.27h x 5.83w x 0.39d","brand":"Safiya Mohamed","offers":[{"title":"Paperback","offer_id":43942841188607,"sku":"9780244575984","price":13.84,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0662\/2982\/9887\/products\/img_6ae9641c-2c30-4f69-bac9-7f58e97f151c.jpg?v=1681494672","url":"https:\/\/www.whiterainbookhouse.com\/products\/joornaalka-mahadnaqa-ee-90-ka-maalin-safiya-mohamed-9780244575984","provider":"WR Book House","version":"1.0","type":"link"}