{"product_id":"noolays-xasan-cabdi-madar-9781513696782","title":"Noolays: Ha samaato, Ha la helo","description":"\u003cb\u003eNOOLAYS\u003c\/b\u003e waa buug inagu baraarujinaya in adduunyada tahay halka aakhiro looga shaqaysto oo lagu qabto gacanta, aakhirona lagu qabto qalbiga. Waxa sidoo kale buuggu ina barayaa ama inna xasuusinayaa in aadamuhu guud ahaan u siman yahay cilmiga, tiknoolajiga, horumarka iyo gacan ku haynta awoodda dunida. Waxa buuggu inna xasuusinayaa in muslinka xoogga lihi ka wanaagsan yahay muslinka awoodda daran iyo in gacanta sare ka wanaagsan tahay gacanta hoose.\u003cbr\u003eWaxa buuggu cuskanayaa aayado Quraan ah, axaadiis, iyo sheekooyin tusaale ah oo ay tahay in si aad ah loogu adeegsado wacdiga iyo waxsheegga si qofka muslinka ah loo tuso awoodihiisa qarsoon iyo inuu tusaale dhaqan wanaag lagaga daydo u noqdo aadamaha dunida ku nool oo dhan iyo in binu'aadamku ay tahay inuu ku wada noolaado nabad iyo isxushmayn. Waxa uu innagu boorrinayaa in qofka muslinka ahi aanu horumarka, cilmiga iyo awoodda marti uga noqon aadame kale balse in isaga marti looga noqdo mar haddii uu aadamaha kale dheer yahay nimcada islaamka ee Ilaahay ku galladaystay.\u003cbr\u003e\u003cbr\u003e\u003cb\u003eAuthor:\u003c\/b\u003e Xasan Cabdi Madar\u003cbr\u003e\u003cb\u003eISBN-10:\u003c\/b\u003e 1513696785\u003cbr\u003e\u003cb\u003eISBN-13:\u003c\/b\u003e 9781513696782\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublisher:\u003c\/b\u003e Sagaljet\u003cbr\u003e\u003cb\u003eLanguage:\u003c\/b\u003e English\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublished:\u003c\/b\u003e 08\/01\/2022\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePages:\u003c\/b\u003e 232\u003cbr\u003e\u003cb\u003eFormat:\u003c\/b\u003e Paperback\u003cbr\u003e\u003cb\u003eWeight:\u003c\/b\u003e 0.70lbs\u003cbr\u003e\u003cb\u003eSize:\u003c\/b\u003e 9.00h x 6.00w x 0.49d","brand":"Xasan Cabdi Madar","offers":[{"title":"Paperback","offer_id":48800343294207,"sku":"9781513696782","price":15.0,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"url":"https:\/\/www.whiterainbookhouse.com\/products\/noolays-xasan-cabdi-madar-9781513696782","provider":"WR Book House","version":"1.0","type":"link"}